Guddoomiyaha Xafiiska Xuquuqul Aadanaha Puntland: “Booliska shalay waxay adeegsadeen wax ka baxsan Awoodooda sharci” (daawo)

Guddoomiyaha Xafiiska Xuquuqul Aadanaha Puntland: “Booliska shalay waxay adeegsadeen wax ka baxsan Awoodooda sharci” (daawo)

Xafiiska Difaacaha Xuquuqda Aadanaha Puntland ayaa cambaareeyey fal ciidanka Police ka Puntland shalay ku jirdileen qaar kamid ah dadkii usoo daawasho tegey Garoonka Mire Awaare oo ciyaari ku dhexmaraysey gobolada Bari iyo Nugaal.
Difaacaha Xuquuqul Insaanka Puntland Abukaate Siciid Cabdi Muumin oo la hadlay warbaahinta Daljir ayaa ku taliyey in sharciga la horkeeno Askarta falalka tacadiga ah u geystey dadka shacabka ah.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com