Guddoomiye Abshir Cabdicasiis: “Faysal Bootaan halkee ku ogaydeen, wuxuu dhaawac halis ah u yaalaa Burco waxaanu xaaladda ka saaray saraakiil sarsare oo Somaliland ah.”
25 Janaayo 2022 ayaa Madaxweyne Muuse Biixi waxa uu Faysal Cabdi Bootaan u dallacsiiyey Janaraaal. Faysal ayaa dagaaladii hore warbaahinta siin jiray warbixino dagaalka iyo badanaa hanjabaado uu u jeedin jiray Puntland. Janaraal Faysal maanta kama uu soo muuqan warbaahinta.
Faahfaahin dagaalkii kharaaraa ee maanta iyo saraakiil Somaliland oo ku hoobtay
COMMENTS