Guddoomiyaha Gobolka Sool, Abukar Cabdiraxmaan Geelle, ayaa ka hadlay xaalada magaalada Laascaanood iyo ugu yaraan 2 qof oo shacab ah oo ciidamada Somaliland ay ku laayeen magaalada Laascaanood.
Hoos ka dhegayso.
COMMENTS