Guddoomiye Jawaari oo beeniyey inuu sabab u ahaa Baaqashadi kulankii maanta (dhegayso)

Guddoomiye Jawaari oo beeniyey inuu sabab u ahaa Baaqashadi kulankii maanta (dhegayso)

Maxamed Sheekh Cusmaan (Jawaari) Guddoomiyaha Barlamaanka Somaaliya ayaa shir jaraa’id oo uu ku qabtay galabta Muqdisho wuxu ka hadlay kulanki maanta oo baaqday ,isla markaana lagu eedeyeey inay Ciidamo ka amar qaata la wareegen Amaanka Xarunta Xildhibanada loo diiday.

Jawaari ayaa sheegay in Warkaas uu yahay mid been abuur ah isla markaana Ciidanka ilaaladda u ah isaga ay yihiin 12 Askari oo dharcad ah ,wuxuuna meesha kasaaray in uu qabsaday maanta Xarunta Barlamaanka.

Hadalka Jawaari ayaa kusoo beegmaya Xili xildhibaano katirsan barlamaanka iyo Guddoomiye ku xigeenka kowaad ee Barlamaanka ay shegeen in Jawaari uu Ciidamo gaar u ah keenay Xarunta Golaha shacabka.

Hoos kadhegayso codka

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com