Guddoomiyaha Golaha Shacabka Barlmaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa Hoyga uu ka daganyahay Magaaladda Garoowe Ku qaabilay Madaxweynaha Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam.
Kulanka labada Masuul ayaa daarana is xog waraysi xaaladda dalka iyo Arrimaha doorashooyinka dalka,waxaana si qotodheerleh looga hadlay Arrimaha dalka.
COMMENTS