Guddoomiyihi hore degmadda Burtinle oo tacsi u diray ehaladda Gudoomiyihi Gobalka Nugaal Marxuun Gu’jir (dhegayso)

Guddoomiyihi hore degmadda Burtinle oo tacsi u diray ehaladda Gudoomiyihi Gobalka Nugaal Marxuun Gu’jir (dhegayso)

Maxamed Maxamuud Buurdubi Guddoomiyihii Degmadda Burtinle oo Waraysi sinayeey Radio Daljir isago ku sugan Dalka India ayaa ugu horeyn Tacsi u diray qoyski uu ka baxay Guddoomiyihii Gobolka Nugaal Cabdisalaan Xasan Xirsi (Gu’jir)oo xalay u geeriyooday dhaawac ka so gaaray Qarax ismidaamin ah oo ka dhacay saldhigay Bartamaha Garoowe.

Dhinaca kale Gudoomiye Hore Buurdubi ayaa ka hadlay bandow lagu soo rogay Magaaladda Haydarabaad ee dalka india oo uu ku suganyahay,maadama laga hortagayo faafida Cudurka Halista Caronavirus.

Wariye Maxamed Lakiman ayuu u waramay

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com