Guddoomiyihii Hore Gobalka Banaadir Thaabit oo ka hadlay Xil ka qaadisii lagu sameyaay (dhegayso+Akhriso)

Guddoomiyihii Hore Gobalka Banaadir Thaabit oo ka hadlay Xil ka qaadisii lagu sameyaay (dhegayso+Akhriso)

Thaabit Cabdi Maxamed Gudoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir ahaana Duqii Muqdisho ayaa caawa ka hadlay xilka qaadistii lagu sameeyay, kadib hadal uu siiyay warbaahinta qeybaheeda kala duwan.

Thaabit ayaa marka hore sheegay inuu aqbalay xilka qaadistii xalay uu saakay ku sameeyay Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C.laahi Maxamed Farmaajo, si nabad ahna uu xilka u wareejiyo, uuna magacaabi doono guddi ka shaqeeya Munaasabadda xil wareejinta.

Wuxuu sheegay khilaafka beryahan taagnaa inuu ka dhashay laba arrimood oo kala ah xasiloonida iyo nabadgelyada Gobolka Banaadir iyo shirka wadatashiga Nabadeynta iyo horumarinta gobolka Banaadir oo looga hadli lahaa maqaamka Muqdisho.

Hoos kadhegayso codkiisa

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com