Gudoomiyaha barlamanka dowladda Puntland Cabdixakiin Dhoobo Daareed ayaa magacaabey Guddi qiimayn kusoo samayn doona arimaha wax ka qabashada u baahan ee ay dhawaan soo gudbiyeen guddiyada gollaha wakiilada Puntland.
kulanka waxaa goob joog ka ahaa maanta 34 mudane.
Dhegayso.
COMMENTS