Guddoonka degmada Dhahar oo agab ciyaareed guddoonsiiyey xulka Haylaan

Guddoonka degmada Dhahar oo agab ciyaareed guddoonsiiyey xulka Haylaan

Dhahar: Musharax Guddoomiyaha degmada Dhahar Cabdiraxmaan Sheikh Cabdullaahi (Cubayd Cabdulahi) Ayaa agabka ciyaaraha ugu deeqay Xulka Gobolka Haylaan. Munaasibada uu agabka ku wareejinayey Musharax Guddoomiye Cubayd ayaa waxaa ka sooqayb galay masuuliyiin ka tirsan Puntland maamulka degmada Dhahar aqoonyahano & Bahda ciyaaraha Gobolka Haylaan.

Diiwaanka wararka | Daljir Media

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com