Masuuliyiinta shirkadda Nuwaaco iyo Guddiga Dhismaha Garoonka oo isugu yimid shir kulan socday muddo kooban ayaa waxaa ay kula kala wareegeen lacagta qoonadadii shirkadda kaga soo aaday dhismaha iyo nalaynta Garoonka diyaaradaha Garoowe.
DHEGAYSO
COMMENTS