Garoowe, Oct 08 2016–Guddiga doorashooyinka Dadban ee heer Puntland ayaa maanta soo saaray warsaxaafadeed ku saabsan sharuudaha laga rabo murashixiinta u taagan barlamaanka Soomaaliya gaar ahaan aqalka hoose.
Daljir.com
COMMENTS