Xili burbur xoogan uu markale soo gaaray wadaadi lafa-goray,waxaa siyaasiyiin ka soo jeeda gobalkaas ay eedeyn u jeediyeen gudiga gurmadka gobalka gardafuu.
Sheekh Fu’aad Maxamuud Xaaji Nuur oo kamida Gudiga Gurmadka Gardafuu ayaa ka jawaabey Cabaashada ka soo yeedhay Siyaasiyiinta gobolka Gardafuu oo ku aadan dhismaha wadooyinka go’an ee Gardafuu.
Hoos ka dhegayso.
COMMENTS