Muqdisho, Dec 25 2016–Guddiga xalinta khilaafaadka ee doorashooyinka dadban ayaa shaaciyey iney soo gebagebeeyeen howlahii loo xilsaaray, iyagoo dhinaca kale soo bandhigay tirada dacwadihii ay qabteen, iyo qaabkii ay u wajaheen xalintooda.
Daljir.com
FAALLOOYIN & FALCELIN