Gudigii Kiskii Cabdikareem Qalbi Dhagax oo Ka Hadlay Halkay Wax u Marayaan

Gudigii Kiskii Cabdikareem Qalbi Dhagax oo Ka Hadlay Halkay Wax u Marayaan

Gudigi loo xil saaray arimaha cabdikareem qalbi dhagax ayaa ka hadlay halkay wax u marayaan markii ugu horeysa,waxaana hada ay shegeen gudiga inay mel wanagsan wax u marayaan.

Xildhibaan Ludhfi Maxamed Shariif oo kamid ah Gudiga qalbi dhagax ayaa sheegay in kiiska qalba dhagax ay guda galeen sido kalena la kaashan doonaan cidkasta oo ay u arkaan in uu xog ka hayo (Qalbi-dhagax).

Barlamaanka Somaaliya aya Gudi u magacaabay Cabdikareem qalbi dhagax ,kaas oo lagu wareejiyeey Dowladda Etoobiya laguna sheegay inuu xirir la lahaa Kooxda Alshabaab

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com