Guddoomiyaha Gobolka Mudug mudane Xasan Maxamed Khaliif ayaa shacabka ku sugan Gobolka Mudug ugu baaqay in ay ka shaqeeyaan nabada iyo is dhexgalka, isagoona beeniyey warar sheegayey inay jiraan xiisado ka aloosan gobolkaasi.
HOOS KA DHEGAYSO
taaas beenin laguma beenin karo oo laba jirkaba og qorax sacabada in lagu qariyo oo kale la rabo ban u arkaaa
COMMENTS
taaas beenin laguma beenin karo oo laba jirkaba og qorax sacabada in lagu qariyo oo kale la rabo ban u arkaaa