Gudoomiyaha Ururka haweenka ee degmada Carmo marka magaciisa lasoo gaabiyo looyaqaan (Adno) Marwo Maryan mire oo waraysi gaar aha siisay maanta Radio daljir ayaa kawarantay waxqabadka Urukooda.
Waxa ay sheegtay in Ururkooda ay kashaqeeyaan arimaha Bulshada iyo uqareemida dadka dhibanayaasha ah.
Hadaba Wariye Faadumo degan daahir oo ku sugan daljir Bosaaso ayaa waraysatay
dhegayso waraysiga
COMMENTS