Gudoomiyaha waxbarashada gobolka Karkaar ee Puntland Bashiir Axmed Gaala-eri, oo lahadlay Daljir ayaa ka warbixiyey sida ugu haboon ee lagu barbaarin karo ubadka, wuxuuna farriin u diray waalidiinta reer Puntland.
DHEAGYSO
COMMENTS