Gudoomiyaasha Labada Aqal ee barlamaanka Somaaliya Ayaa saaka Garowe kaga qayb galay Furitaanka Kalfadhigii 40 aad ee Golaha wakiilada Puntland ,iyadoo uu si rasmi ah u furay Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed cali Gaas.
Wariye Cabdixakiin Xuseen Xasan ayaa ku sugan Xarunta Barlamaanka oo kawarbixinaya Kalfadhiga
COMMENTS