Gudoomiyaha gobolka Sanaag, Maxamuud Ismaaciil Ciyoon, ayaa shaaciyey in tan iyo xorriyaddii Soomaaliya 57 sano kaddib gobolka Sanaag uu yeelan doono markii ugu horeysey waddo laami ah oo ay hirgelinayso dowladda Puntland, wuxuuna xusay in sanadkaan durba shacabka Puntland ay bilaabeen in ay gobolka u safraan.
“Horurmarku waa isku-tashi iyo talo oo aan laga sugin ajnabi iyo hay’ado!”
DHEGAYSO
COMMENTS