Gudoomiye Jawaari oo Khudbad Kajeediyaay Kalfadhigii Barlamaanka Jubbaland (dhegayso)

Gudoomiye Jawaari oo Khudbad Kajeediyaay Kalfadhigii Barlamaanka Jubbaland (dhegayso)

Gudoomiyaha Barlamaanka Somaaliya Maxamed sheekh Cusmaan jawaari oo maanta furay kalfadhigii Afraad ee barlamaanka jubbaland ayaa ka hadlay arrimo kale duwan oo ku adan xaladda dalka iyo Kalfadhiga Barlamaanka Jubbaland.

Gudoomiyaha ayaa sheegay ugu horreyn in xaaladda adag ay so mareen Barlamaanka Jubbaland ,isago sheegay in muhiim tahay in lala shaqeeyo xildhibanada Barlamanka Jubbaland oo xili adag shaqaynaya.

dhegayso khudbada Jawaari

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com