Gudoomiyihii degmada Boosaaso oo maanta xilkii iska casilay

Gudoomiyihii degmada Boosaaso oo maanta xilkii iska casilay

Guddoomiyihii Degmada Boosaaso, Cabdifataax Shanle ayaa iscasiley kadib markii uu cadadis kala kulmay Xildhibaanada golaha deegaanka, Golaha deegaanka ayaa dooran doona Guddoomiye cusub July 9, 2025.

> Daljir Media

COMMENTS

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com