Gudoomiyaha Gobolka Sool ee Puntland Abuurkar Cabdi Geele ayaa shegay in maal mahan magaalada Laas-caanood ay ku soo qul qulayeen xubno ka tirsanaa mamaulka Soomaaliland oo uu hogaaminayay Wasiirka arimaha gudaha ee maamulkaasi Maxamed Kaahin.
Waxa uu shegay Gudoomiyaha in wafdigan ay Laas-caano u yimaadeen sidii ay ucar qaladeen lahaayeen Nabada laga dhex wado Beelihii dhawaan ku dagaalamay deegaanka Dhumey ee gobolka Sool .
Waxa uu sheegay in Nabadeenta dadkii ku dagaalamay deegaanka Dhumey ay utaalo xalinteeda Isimada dhaqanka ee Puntland iyo dowladda .
Dhegayso.
COMMENTS