GURICEEL waa magaalada koonfurta ugu xigta gobolka Galguduud ee xuduudda Gobolka Hiiran, waxaana dacalka galbeed kaga beegan Dawladda Deegaanka Soomaalida (DDS). Guriceel maanta & shalay. waa se maxay hiigsiga magaaladu?
Maxamad Xassan Dhalo ayaa warbixintan inoo ka diyaariyey.
COMMENTS