Gurmad la Gaarsiiyey Xarfo oo Shuban-biyood ka Dillaacay (dhegayso)

Gurmad la Gaarsiiyey Xarfo oo Shuban-biyood ka Dillaacay (dhegayso)

Degmada Xarfo ee gobolka Mudug oo shuban biyood daran uu ka dilacay bishii aynu soo dhaafnay dad badan goobaha caafimaadka loo dhigay dadna ay u dhinteen ayaa hada waxaa cudrkaas la tacaalay dhakhaatiirta ka hawgala degmada iyo kuwa kale oo ay gurmad ka heleen iyo wasaaardada caafimaadka puntland oo iskaashanyaa .

Sida uu radio daljir u sheegy Isu duwaha wasaaradda caafimaadka puntland ee degmada Xarfo ee gobolka Mudug Cabdinuur Jaamac Xirsi-Cabdi Xakiiin Xusein oo garoowe jooga ayuu u waramay

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com