Magaaladda Boosaso waxaa kasocda bad baadinta hantidii saarnayd dooni kuso caariday xeebta malaadda Boosaaso ,taas oo u rarnayd ganacsato reer Puntland ah.
Gudoomiyaha Guddiga bad baadinta doontay Sheekh Fu aad oo warbaahinta la hadlay maanta ayaa sheegay inay isku dayayaan badbaadinta hantida saaran doontaas oo lagu qiyaasay 10 Milyan oo dollar.
wariye Xasan heykal ayaa warbixintan Bosaaso kaso diray
COMMENTS
Naimah A Liban