Magaalada Garoowe ee xarunta dowladda Puntland ayaa waxaa ka bilowday howlgalo lagu burburinayo dhismayaasha hanaanka sharci darrada ah looga dhisay wadooyinka magaalada, waxaana dhowaan magaalada ka bbilaaban doona howlgallo ballaaran.
DHEGAYSO
COMMENTS