Hanjabaadaha Trump ee ka dhanka Shiinaha iyo xaqiiqooyinka sida Mareykanku uusan uga maarmin Shiinaha

Hanjabaadaha Trump ee ka dhanka Shiinaha iyo xaqiiqooyinka sida Mareykanku uusan uga maarmin Shiinaha

Marka laga tago qalabka mashiinada iyo elektoroonikada, macdanta qaaliga ah (rare earth minerals), iyo waliba badeecadaha caadiga ah ee shacabku isticmaalo, aan idin la qaybso daawooyinka uu Mareykanku ka helo Shiinaha, la’aantood aan la qiyaasiyin karin natiijada:

1. Shiinuhu wuxuu Mareykanka keenaa badi daawooyinka antibiotics, 40–45% daawada penicillin iyo 40% heparin

2. 95% kaniiniga xanuunka ee Ibuprofen, 91% hydrocortisone iyo 70% acetaminophen

3. Badi qalabka cisbitaalada waxaa laga keena Shiinaha

Hanjabaadaha Trump iyo xaqiiqada maanta taagan waa kaaf iyo kaladheeri. Mareykan oo u maarawaayey Yaman oo xulufadiisa Sacuudiga iyo Imaaraadku duqeynayeen 10 sano, waxa uu maanta u dhaaranayaa Iran iyo Shiinaha.

> Daljir Media

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com