Agaasimaha guud ee wasaaradda caafimaadka Somaliland ayaa ka badbaaday isku day dil, kadib markii nin hubaysan uu weeraray, waxaana lagu dhaawacay buqcad banaan oo ku taala magaalada Hargaysa oo dad shacab ahi ay ku muransanaayeen.
Waxaa uu sheegay askari katirsan ciidamada Somaliland inuu dhaawaca u gaystay, isagoo xusay in labada bowdyood laga dhuftay xabadda.
Hoos kadaawo
Agaasimaha guud ee wasaaradda caafimaadka Somaliland oo isku day dil ka badbaaday
Agaasimaha guud ee wasaaradda caafimaadka Somaliland oo isku day dil ka badbaaday
Posted by Radio Daljir on Sunday, February 10, 2019
COMMENTS