Ganacsatada danyarta ah ee ka ganacsata tolmada dharka magaalada Garoowe ayaa waxa ay ka canayaan shaqo la’aan soo foodsaartay kadib markii ganacsatadii waaweynaa ay bilaabeen inay qabtaan shaqadoodii.
DHEGAYSO
COMMENTS