Wararka ka imaanaya deegaanka Garisbaaley ee duleedka magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in xalay koox hubaysan ay hoygeeda ku toogteen Siteey Maxamed Aadan oo ahayd haweenay 65- sano jir ah.
Kooxda dilka gaysatay ayaa dilka fuliyay goor dambe oo habeen ah, waxaana ay ka baxadeen goobta.
Wararka ayaa sheegaya haweenayda inay horay u ahaan jirtay ciidamadii xoogga dalka Soomaaliyeed.
COMMENTS