Haweeney Soomaaliyeed oo lagu magacaabo Faa’isa Maxamed Cumar ayaa loo doorray Guddoomiye ku-xigeenka Baarlamanka Ismaamulka Addis Ababa.
Waa gabadhii ugu horaysay ee Soomaaliyeed oo xilkan sare ka qabata Itoobiya.
Diiwaanka Wararka.
Radio Daljir.com.
COMMENTS