Magaaladda Gaalkacyo waxaa maanta kulan ku yeeshay Haweenka dhinacyadda Puntland iyo Galmudug,kuwaas oo iska kaashan doona kashaqaynta Amniga Gobalka Mudug gaar ahaan Magaaladda Gaalkacyo oo maalmihii u dambeyey kadhacayeen dilaal qorshaysan.
Wariye Hodan Sulub diini ayaa Warbixintan Muqdisho kaso dirtay
COMMENTS