Gudiga Maxabanaan ee doorashooyinka Qaran ayaa kulan kula qaatay magaalada Muqdisho haweenka iyo aragtidooda ku aadan doorashada dalka 2021.
Gudoomiyaha Gudigaas Xaliimo Ismaaciil Xaliimo yareey ayaa kawar bixisay goobihii ay tageen ayadoona sheegtay in dadka lagala tashanaayay sida ugu haboon ee darasho ku dhici karto.
Xaliimo yarey waxay sido kale ka hadashay doorka haweenka iyo sida ay uga qayb qaadan karaan qorshaha aragti wadaaga doorasho
COMMENTS