Haweenka Jubbaland oo baaq nabadeed u diray Beelo ku dagaalamaya galbeedka Kismaayo (dhegayso)

Haweenka Jubbaland oo baaq nabadeed u diray Beelo ku dagaalamaya galbeedka Kismaayo (dhegayso)

Kulan Magaaladda Kismaayo ku yeesheen Ururada haweenka Jubbaland ayaa waxay Baaq nabadeed ugu direen beelo ku dagaalamaya galbeedka Magaaladda kismaayo.

Haweenka ayaa ugu baaqay dhinacyada dagaalamaya inay joojiyaan dhiiga daadanaya Nabadana qaatan,isla markaana dagaal dhaca usan faa’iido lahayn.

Hoos ka dhegayso.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com