Haweenka ka ganacsada Qaadka oo eedeyn u jeediyeey Puntland (dhegayso)

Haweenka ka ganacsada Qaadka oo eedeyn u jeediyeey Puntland (dhegayso)

Qaar kamid ah Haweenka ka ganacsada qaadka oo shir jaraa’id ku qabtay magaaladda Garoowe ee Caasimadda Puntland ayaa ka hadlay joojinta qaadka degaanada Puntland,xili dowladda Puntland ku dhawaaqday in an lo ogolayn ka ganacsiga Qaadka/jaadka.

Puntland waxaa yimaada qaad si sharci darro ah lagu soo galiyeey,iyado si dhumaalaysi ah lagu keeno degaanada Puntland,balse haweenkan oo hadlayeey ayaa sheegay in ay ibinta qaadka ka raadsan jirin qutul yoomkooda,isla markaana caruurtooda iskuulada kaga bixin jireen.

Hoos kaga bogo.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com