HAWLGALKA CIRIBTIRKA ARGAGIXISADA OO GAARAY DEEGANADA LUGTA GARAAREED ILLAA SULSUL

HAWLGALKA CIRIBTIRKA ARGAGIXISADA OO GAARAY DEEGANADA LUGTA GARAAREED ILLAA SULSUL

Ciidamada Difaaca Puntland oo hawlgal ka sameeyey deegaanada Lugta Garaareed illaa Sulsul ee buuralayda Calmiskaad ayaa shalay galay god weyn oo xarun tababar u ahayd argagixisada Daac!sh. Godka ayaa laga helay aqabka tababarka iyo waxbarashada, aqoonsi iyo agab kale oo boorsooyinka yaryar ee safarku ku jiraan.

Waxaa weli xawli u socda hawlgalada lagu raadinayo madaxda Daac!sh iyo xaasaskooda oo hadda lagu tuhmayo laba god oo waaweyn oo Buuraha Calmiskaad.

> Daljir Media

COMMENTS

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com