HAWLGALKA SIFEYNTA FIRXADKA ARAGAGIXISADA DAAC!SH OO GABAGABO MARAYA

HAWLGALKA SIFEYNTA FIRXADKA ARAGAGIXISADA DAAC!SH OO GABAGABO MARAYA

Ciidanka Difaaca Puntland ayaa hub iyo saanad ka furtay firxadadii ugu danbeeyey ee argagixisada Daac!sh. Hawlgaladii ugu danbeeyey ee tirtirka firxadka argagixisada ayaa ka dhacay Togga Baallade ee buuralayda Calmiskaad.

Gabagabada Hawlgalka Calmiskaad kaddib waxaa la filayaa in Ciidamada Difaaca Puntland ay ka hawlgalaan Buuraha Calmadow.

> Daljir Media

COMMENTS

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com