In kabadan 2Milyan oo qof oo ku nool dalka Soomaalliya ayaa laga cabsi qabaa in ay soo wajahdo cuno yari aad udaran iyo nafaqo-darro sahli karta in ay u dhintaan.
Hay’adda cuntada aduunka ee FOA ayaa arintan ka sheegtay magaalada Muqdisho kadib shir jaraaid oo ay wada qaateen madaxda dowladda Soomaaliya.
waxa khuburadu sheegeen in loo baahan yahay gurmad deg deg ah si looga baaqsado Abaaraha soo noq noqda.
Dhegayso.
COMMENTS