Hay.ada Ladagaalanka Cudurka HIV/AIDS U qabilsan Puntland ee PAC ayaa kulan wacsogalin ah uqabatay Ardayda Jaamacadaha, Shaqaalaha Cafiimaadka.iyo qaybaha kala Gadisan ee bulshada Magalaada Galkacayo
kulanka oo kadhacay isbitaalka Guud ee Magaalada Galkacyo ayaa waxaa looga hadlayay sidii loo yarayn lahaa faquuqa lagu hayo dadaka lanool Xanuunka HIV.
Wariye Shaafici Cabdiqaadir Warsame ayaa Warbixintan kaso diray Gaalkacyo
a
COMMENTS