Hay’adda Taydhowrka Puntland ayaa maanta baaritaano kadib siisay shahaadooyin kusaabsan taya wanaag warshado wax soo saar oo ku yaala magaalada Bosaso ee xarunta gobolka Bari.
Warshadahan ayaa soo saara biyaha waxaana ay kala yihiin Hubaal iyo Shaafi, wasiir kuxigeenka maaliyadda Puntland ahna duqa Bosaso, guddoomiyaha rugta ganacsiga Puntland iyo masuliyiin ka hadlay madasha ayaa bogaadiyay shaqada hay’adda Tayodhowrka Puntland ku ogaanayso tayada badeecadaha dalka iyo dibadda.
Hoos kadhagayso warbixinta.
COMMENTS