Xafiiskii hay’adda USAID ay ku leedahay magaalo madaxda Mareykabka ee Washington DC, jidka 1300 Pennsylvania Ave, ayaa dhammaan wixii calaamad iyo calan ay hay’addu lahayd laga masaxay.
Hay’adda oo hore oo loogu eedayn jiray in ay ahayd qayb kamid ah sirdoonka Mareykanka CIA ayaa hadda si toos ah oo loo hoosgeeyey Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Mareykanka ee loo yaqaan State Department.
> Daljir Media
COMMENTS