Hogaamiyaha SSC-KHAATUMO oo hambalyeyay Maalinta Calanka Soomaaliya ee 12 ka October.

Hogaamiyaha SSC-KHAATUMO oo hambalyeyay Maalinta Calanka Soomaaliya ee 12 ka October.

Hogaamiyaha SSC-KHAATUMO Cabdiqaadir Firdhiye oo hambalyeyay Maalinta Calanka Soomaaliya ee 12 ka October.

Qoraal Kooban oo uu soo dhigay degalka Facebook ayaa udhignaa sidan.

“Waxaan maalinta Calanka ee 12ka-Oktoobar darteed ugu hambalyeynayaa dhammaan ummadda Soomaaliyeed meelkasta oo ay joogaan hambalyo.

Maanta oo ah maalintii la yagleelay calanleenna waxay guud ahaan umadda Soomaaliyeed ugu suntan tahay maalin weyn gaar ahaan reer SSC-Khaatumo maadaama ay halgankii dhidibada loogu aasay calankana lagu taagay u ahaayeen laf dhabar dhib aad u badanna kala kulmeen”

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com