Hoggaamiyaha Dawladda SSC-Khaatumo ayaa kulan la qaatay Ugaas Maxamuud Ugaas Cabdullaahi Ciise Nuur

Hoggaamiyaha Dawladda SSC-Khaatumo ayaa kulan la qaatay Ugaas Maxamuud Ugaas Cabdullaahi Ciise Nuur

Hoggaamiye Cabdiqaadir Axmed Aw-Cali oo booqasho ugu tagay caawo Ugaas Maxamuud ayaa la yeeshay kulan muhim ah.

Kulanka ayaa waxaa hoggaamiyaha iyo Ugaaska ku weheliyey Xildhibaan Cabdirisaaq Maxamed Xaaji Axmed oo ka tirsan Golaha Baarlamaanka.

Hoggaamiyaha iyo ugaaska ayaa kulankooda diirrada ku saaray arrima hortebinta u leh geeddi-socodka dhammaystirka Dawlad-goboleedka SSC-Khaatumo.

> Daljir Media

COMMENTS

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com