HOGGAAMIYAHA SSC-KHAATUMO OO SHIR GUDDOOMIYAY SHIRKII GOLAHA WASIIRADA SSC-KHAATUMO.

HOGGAAMIYAHA SSC-KHAATUMO OO SHIR GUDDOOMIYAY SHIRKII GOLAHA WASIIRADA SSC-KHAATUMO.

Hoggaamiyaha Maamulka SSC-Khaatumo mud: Cabdiqaadir Axmed Aw Cali ayaa guddoomiyey shirkii Golaha wasiirrada Maamulka SSC-Khaatumo.

Ugu horrayn Golaha ayaa diiradda lagu saaray qodobbada iyo xeerarka hortebinta u leh maamulka. İslamarkaana waxaa warbixinno ku saabsan xaaladda guud ee deeggaannada Golaha usoo gudbiyey guddi hoosaadyada Golaha Wasiirrada, sida guddiga xidhiidhka Caalamiga ah, guddiga Kobcinta Dhaqaalaha iyo guddiga Amniga.

Ugu dambayn Golaha ayaa ansixiyey xeerka:

1. Xeerka Shirkadaha, Khabiirrada, Xirfadlayaasha iyo Injineeradda Dhismaha.

Xeerkan oo uu soo gudbiyey Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud, Gaadiidka iyo Dib u dhiska.

Maxamed koronto | Daljir laascaanood

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com