Magaalada Jigjiga ee Dawladda Deegaanka Soomaalida (DDS) waxaa uu hoos-u-dhacay faafka cudurka Covid-19, waxaana dib-u-soo-laabtay ganacsigii suuqyada wax kala iibsiga ee magaalada Jigjiga iyo goobihii waxbarashada oo ayana dib loogu noqday.

COMMENTS