Arrin naxdin leh ayaa mar kale soo wajahday waalidiinta carruur ay dhowaan biyo kula tageen togga Xaariso ee deegaanka Salax oo hoosyimaada degmada Jirriiban ee gobolka Mudug.
Guddoomiye Kuxigeenka deegaanka Sallax, Cabdiraxmaan Maxamed Yuusuf Foogane, oo waraysi siiyey Idaacadda Daljir ayaa sheegay in hooyadii dhashay mid kamid ah saddexdii carruurta ahaa ee biyuhu kula tageen Xaariso ayaa waalatay, halka aabihii ilmahaas dhalayna uu bahal xalay qaniinay, ayna weli go’doon yihiin.
DHEGAYSO
COMMENTS
Ilahay umadaas ha u sahalo waa xalad khatar ah oo dbibadan in halmar dhibaati wada timaado balse waa in aan ku samirnaa
xarisa caruurta biyuhu kula tagen iyo labada wali oo midna washay kan kalenah bahalku qaniinay waa wax laga naxo ee ilahay ha.u.gar gaaro
Marka hore waan idin salay bahda daljir bacda salaan waxaan ugu baaqaynaa dadka inay kafogaadaan meelaha biyo mareenka ah iyo meelaha godan madaama ay da ayaan roobab xoogan rerkaana waxaan leenahay ilahay intaa dhibaatada hawga dhigo wax ka khayr hadana alle hawgu bedelo aaamiin
Wabilaahi tawfiiq
waa arrin laga xmaado walalayaal. waxaa loo baahan yahay in loo sabro. waanna qadar alle . illahsy ayaa qayr inuu ku badalin
Asalamu Alaykum Daljir
Waa arin laga naxo runtii wxaana leenahy allaha badbaadiyo inta kle ee ku nool meeshaas dowladuna waa inay si deg deg ah u gaartaa meeshaas wxi lgu caawin karana la taro
Mhadsanidiin
Said Abdi Said waxaad ku guulaysatay biribeerka GOLIS. Fadlan soo sheeg meel lagaala soo xiriiro oo bartaan farriin nooga tag ama email u soo dir: [email protected]
waa in laga taxadaro biyahan oo soomaliy oo dhan kasocda waana wax laga naxo in ay baladii walid ay is raacen waxan dhahayaa ilaahy ha u naxariisto
Siciid Mohamed adna waxaad ku guulaysatay biribeerka GOLIS. Fadlan nala soo xiriir oo xiriirkaaga nala qaybso isla bartaan ama email noogu soo dir: [email protected]
Assalaamu Calaykum , Radio Daljir Somalia
Salaam ka dib Qoyskaas tacsida iyo arinta kadisada ah ee ah in qoyskii hooyadii waalatay aabihiina bahal qaniinay waa arin murugadeeda leh , allena inay u samraan weeue oo alle baa u keenay kana qaatay , musiibo ka wayn inuu uga xijaabayey baa laga yaabaa , Allana khayr ka ha waafiyo