Hooya Soomaaliyeed oo ku nool Qardho ayaa waxaa ka xanunsan 3 Caruur ah waxaana kaga dhacay Xanuunka Neerfaha waxay umadda islaamka ka codsatay cawimaad si caruurtaas dhakhtar cafimaad u helaan.
Wariye Najiib Zaki ayaa faahfaahinaya.
COMMENTS