Siciido Axmed Yuusuf waa hooyo haysata 6 caruur ah oo agoon ah , xanuun dhanka Wadnaha ah ayaa soo wajahay, kaas oo ay sariirta u jiiftay mudo sanad ah.
Waxa ay sheegtay in dalka gudihiisa wax looga qaban waayay xanuunka haya .
Majirto ilaa iyo hada wax caawinaad ah oo ay heshay mudada halka sano ah oo ay gurigeeda la jiiftay xanuunkan . Hooyo Saciido Axmed ayaa ka soo jeeda qoys danyar ah .
Haddaba wariyaha Daljir ee Bosaaso C/xakiin Cawil ayaa ku booqday gurigeeda, oo warbixintan ka diyaariyay.
Dhegayso.
COMMENTS