Madaxweyne ku-xigeenka Puntland ahna ku-simaha madaxweynaha dowladda Puntland Eng Cabdixakiin Cabdullaahi Cumar Camey ayaa aqalka madaxtooyada ku qaabilay wakiilka qaramada midoobey u qaabilsan arrimaha xuquuqda aadanaha.
Mas’uuliyiinta ayaa waxa ay ka wada hadleen sidii ay caddaalad u heli lahaayeen dhalinyaradii aan qaan gaarka ahayn ee lagu qabtay dagaalka Puntland Alshabaab kula gashay Suuj iyo Garacad.
SAWIRRO HORDHAC AH
COMMENTS