Dadka howlgabka ah ee ka tirsan ciidamada Booliska Puntland kuna mudaysnaa Xafiiska Daryeelka bulshada ,ayaa sheegay in dowladdii hore ee uu hogaamniyay Madaxweyne C/wali Gaas ay kaga maqan tahay xuquuqdii ay kulahaayeen mudo 2 sano ah .
Hadaba sidee ku dhacday arintan ? wariye Xasabn Heykal ayaa warbixintan ka diyaariyay .
COMMENTS